mayraxsi
(m.l)ld mayraxsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mayraxsi ↴
mayraxsasho [m.f.dh]
eeg mayraxso. ld mayraxsad, mayraxsi.
mayrax [m.dh] (-xo, m.l)
Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg