meecaad
(m.l)Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.
meecaad
(m.dh)1. Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta. 2. Nasiib wacan.
meecaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meecaad ↴
meecaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cirib dambeeto oo wanaagsan u yeelid (wax).
meecaadid [m.f.dh]
eeg meecaad³.
meecaadin [m.f.dh]
eeg meecaadi.
meecaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax cirib dambeed wanaagsan leh ahaansho.
meecaadsanaan [m.f.dh]
eeg meecaadsan. ld meecaadsanaansho.
meecaadsanansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld meecaadsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg