meecaadin
(m.f.dh)eeg meecaadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meecaadin ↴
meecaad [m.l]
Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.
meecaad [m.dh]
1. Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta. 2. Nasiib wacan.
meecaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg