meegaar
(m.l)ld maageer¹.
meegaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld maageer².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meegaar ↴
maageer [m.l] (-rro, m.dh)
Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹.
maageer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weegar², waageer².
maageeran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran,
maageerasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.
maageerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maageer². ld meegaarid, waageerid, weegaarid.
maageero [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.
meegaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld maageeran.
meegaarasho [m.dh]
ld maageerasho.