meegaarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld maageeran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meegaarsan ↴
maageeran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran,
meegaarsanaan [m.dh]
ld maageernaan.
meegaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maageernaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg