meehaal
(m.l)1. Filad; malayn; taawin. 2. Fikrad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meehaal ↴
meehaalad [m.l]
ld meehaalasho, moohaalasho.
meehaalasho [m.f.dh]
eeg meehaalo. ld meehaalad.
meehaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Meehaal samayn (qof).
meehaalin [m.f.dh]
eeg meehaali.
meehaalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aashay, -aalatay)
Qof meehaal samaysasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg