meehannaabid
(m.f.dh)eeg meehannow². ld meehannow¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meehannaabid ↴
meehannow [m.l]
Warwareegidda ay naflay ku sameeyaan meel aan baad iyo biyo lahayn. ld meehannaabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg