meermeeri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid wax sugaysay madadaalo aan run ahayn ku waqtiseejin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meermeeri ↴
cagafcagaf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
C. leh: cod lagu muujiyo meermeeridda.
meermeer [m.l]
1. Warwareeg aan dani ku jirin. 2. ld meermeerid.
meermeerid [m.f.dh]
eeg meermeer². ld meermeer¹ (2), meermeeris².
meermeerin [m.f.dh]
eeg meermeeri. ld meermeeris¹.
meermeeris [m.l]
ld meermeerin.
meermeeris [m.dh]
ld meermeerid.
muddaahano [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Meermeerin iyo dib-udhigidda arrin aan la doonayn in la fuliyo. 2. ld muddaahineyn.
muddaahinee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Arrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris iyo hadal macaan ku wadid. ld muddaahanee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg