meermeerto
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Biyo mool ah oo xiis hoos ku leh. 2. Kukta madaxa meesha ay timuhu wareegga ka billaabaan. ld meertammeerto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meermeerto ↴
meertammeerto [m.dh]
ld meermeerto.
meerto [m.dh] (-ooyin, ml.)
1. Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo. 2. Meermeerto; mid². 3. M. ah: geel karreeb ah. 4. Marti muddo gaaban joogto.
mid [m.dh]
1. (m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig. 2. Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
meermeer [m.l]
1. Warwareeg aan dani ku jirin. 2. ld meermeerid.
meermeer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Warwareeg aan dani ku jirin samayn. 2. Ka m.: wax sameyntooda ka leexleexasho. 3. Ku m.: wax ku dul warwareegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg