Site icon Qaamuus

jawaabta

meerso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax mulkintooda la wareegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meerso

meersasho [m.f.dh]
eeg meerso. ld meersi.

meer [m.l] (-rar, m.l)
1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sare, si aysan dabayshyu u qaadin. 2. ld meerid.

meer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Socod wareeg ah socosho. 2. Ku m.: xarig wax ku xirid. 3. Ku m.: maal, derejo iwm cid kale ku wareegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version