mehersad
(m.l)ld mehersasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mehersad ↴
ooriyo [m.dh]
Hanti ganaax ahaan looga qaado nin mehersaday gabadh nin kale u dooneyd.
booji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof madax furasho laga rabo xoog ku kaxayn; afduubid. 2. Gabar guur laga rabo xoog ku kaxayn si loo soo mehersado; dhicid.
mehersasho [m.f.dh]
eeg meherso. ld maharsad, maharsasho, maharsi, mehersad, mehersi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg