Site icon Qaamuus

jawaabta

menijiito
(m.dh)

(daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada la is qaadsiiyo oo uu keeno baktiiriyada loo yaqaan “neisseria meningitidis” waxana la isugu gudbiyaa qufaca, hindhisada wuxuuna badanaa ka dillaacaa meelaha dadku ka badto, ilmaha ayaa u jilicsan qaadista cudurka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh menijiito

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version