mergi
(m.l) (-iyo, m.dh)(c.nafl.) Daliigo seedo ah, xoog leh, isu haaya xubnaha nafleyda qaarkood, sida lafdhabarka labadeeda dhinac iyo luqunta.
mergi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld merji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mergi ↴
mergin [m.dh]
ld merjin.
mergis [m.l]
ld merjin.
merji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley cuneheeda xoog uga qabasho si neefta ugu ceshanto. ld margi, marji, mergi², mirgi, mirji.
merjin [m.f.dh]
eeg merji. ld margin, margis, marjin, marjis, mergin, mergis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg