metel
(m.l)ld masal¹.
metel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-elay, -eshay)ld masal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh metel ↴
jilaa [m.l]
(riw.) Qof metela ruwaayadaha, filimada iwm. ld jile.
masal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Tusaale. 2. M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil¹, matal¹, matil¹, mesel¹, metel¹.
masal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. (riw.) Filim, riwaayad iwm jilid. 2. Cid wakiil ka noqosho. 3. Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil², matal², matil², mesel², metel².
masalid [m.f.dh]
eeg masal². ld masilid, matalid, matilid, meselid, metelid.
metelid [m.dh]
ld masalid.
bilmetel [Falkaab | Adverb]
ld bilmasal.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg