Site icon Qaamuus

jawaabta

meytakaal
(m.l)

Xus loo sameeyo dad dhintay.

meytakaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

Dad dhintay xusid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meytakaal

meytakaalasho [m.f.dh]
eeg meytakaalo.

meytakaalid [m.f.dh]
eeg meytakaal².

meytakaalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aashay, -aashatay)
Meytakaal sameysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version