micne
(m.l)ld macne.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh micne ↴
dhan [m.l]
1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya. Tus. “Caana dh.”.
lammaane-horsan [m.l] (-nayaal ..., m.l/dh)
(xis.) Lammaane kutirsaneyaal ah sida (x,y) oo kala horreysiintoodu ay micne weyn ku fadhido. Tusaale ahaan, lammaanaha horsan (2,3) lama mid aha lammaanaha horsan (3,2), marka lagu muujiyo dhidabbada kaartis.
macne [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa. 2. Qeexidda wax la sharxay la siiyo. 3. Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.
micnee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld macnee.
weer [m.dh] (-ro, m.l)
(nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.