midaar
(m.l)Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.
midaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midaar ↴
midaarid [m.f.dh]
eeg midaar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg