Site icon Qaamuus

jawaabta

midabfaquuq
(m.l)

Yasidda iyo qiimadilka, qof lagu sameeyo midabkiisa awgiis. ld midabtakoor¹.

midabfaquuq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Cid midabkeeda ku takoorid. ld midabtakoor².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midabfaquuq

midabfaquuqid [m.f.dh]
eeg midabfoquuq². ld midabtakoorid.

midabtakoor [m.l]
1. (fals.) Falsafad xun oo dadka midab midab u kala soocda oo isku dirta intà gun iyo gob ka kala dhigta. 2. (siyaa.) Hab siyaasadeed oo lagaga dhaqmi jiray koonfur Afrika, kaasoo dadka lagu kala soocoyo sharci ku dhisan midabtakoor. ld midabfaquuq¹.

midabtakoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid midabkeeda ku faquuqid. ld midabfaquuq².

midabtakoorid [m.f.dh]
eeg midabtakoor². ld midabfaquuqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version