Site icon Qaamuus

jawaabta

midbee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)

Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midbee

midabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Wax midab u yeelid. 2. Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.

midbayn [m.f.dh]
eeg midbee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version