middiil
(m.dh)ld mandiil.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh middiil ↴
mudac-middiil [Magac Lab | Noun Masculine]
Qalab bir ka samaysan, af fiiqan iyo dhex ballaaran oo wax goysa leh oo haanta, masafta iwm marka la samaynayo loo isticmaalo.
middi [m.dh]
ld mindi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg