midee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)Dad figrad iyo degaan kala duwan lahaa israacin. ld mideysii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midee ↴
gaashaambuur [m.dh]
Dad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mideeyay.
mideyn [m.f.dh]
eeg midee. ld mideysiin.
mideysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la mideeyay ahaansho (dad).
mideysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld midee.
sahyuuniyad [m.dh] (-do, m.l)
Dhaqdhaqaaq siyaasadeed iyo mid diineed oo ku dhisan mabda'ujeeddadiisu tahay in Yuhuudda la ururiyo, la mideeyo oo loo helo meel la dejiyo.
mid [m.l.t]
1. Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal. Tus. “Labadii m. baa yimid”. 2. Dad is-raacsan oo isku ujeeddo ah. 3. Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
mid [m.dh]
1. (m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig. 2. Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
mid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid.