mideyn
(m.f.dh)eeg midee. ld mideysiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mideyn ↴
guur [m.l]
1. Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo. 2. Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).
mideysiin [m.dh]
ld mideyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg