midigsaar
(Magac Lab | Noun Masculine)1. M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar. 2. ld midigsaarid.
midigsaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, rtay)Salaamid, u gacanqaadid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midigsaar ↴
midigsaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld midigsaar¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg