midiid
(Magac Lab | Noun Masculine)Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid¹.
midiid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Weel la culayo aad u catirid. ld madiid².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midiid ↴
dabadhilif [m.l] (-fyo, m.dh)
Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.
dulmidiid [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: qof aan dadka dulmin gardarradana oggolayn. ld dulmifiir.
kabsid [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Midiidinka liita oo kabaha dadka u qaada; kabaqaad. 2. Qof aan ra'yigiisa ku meel mari karin oo had iyo jeer cid ku tiirsan.
maddiidimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld midiidimi.
madiid [m.l]
ld midiid¹.
madiid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld midiid².
madiidid [m.dh]
ld midiidid.
madiidimi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld midiidimi.
madiidimid [m.dh]
ld midiidimid.
madiidimin [m.dh]
ld midiidimin.