midiidinso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid midiidin ka dhigasho. ld madiidinso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midiidinso ↴
madiidinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld midiidinso.
midiidinsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg midiidinso. ld madiidinsad, madiidinsasho, madiidinsi.
midiidin [m.l] (-nno, m.dh)
Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹.
midiidin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Hawl si aad ah u barasho. Tus. “Cali hawshii buu midiidimay.” 2. Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg