Site icon Qaamuus

jawaabta

mihiib
(Magac Lab | Noun Masculine)

1. M. ah: hanti la leeyahay, mulki. 2. ld mihiibid.

mihiib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

(Qof) wax hantiyid. ld mahiib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mihiib

mahiib [m.l]
ld mihiibid.

mahiib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld mihiib².

mahiibi [m.dh]
ld mihiibi.

mahiibid [m.dh]
ld mihiibid.

mahiibin [m.dh]
ld mihiibin.

mahiibsasho [m.dh]
ld mihiibsasho.

mahiibsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld mihiibsi.

mahiibsiin [m.dh]
ld mihiibsiin.

mahiibso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld mihiibso.

mihi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ku m.: cid wax aan la siinayn ku hunguri gelin. ld mehi, mohi, muhi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version