Site icon Qaamuus

jawaabta

mihindisoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Ku m.: arrin aan dhaqan gelin ku fekerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mihindisoo

mihindisood [m.f.l >]
eeg mihindisoo.

mihindis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mihindisid.

mihindis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Ku m.: dhismo, farsamo iwm oo cusub soo saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version