Site icon Qaamuus

jawaabta

mihinse
(Magac Lab | Noun Masculine)

Fikrad aan dhaqan gelin oo maskaxda lagu hayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mihinse

mihin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version