Site icon Qaamuus

jawaabta

mihnad
(m.dh) (-do, m.l)

Hawl gaar ah oo qofku si dhab ah u yaqaan oo ku xoogsado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mihnad

machad [m.l] (-dyo/macaahid, m.dh)
Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version