Site icon Qaamuus

jawaabta

miibac
(Magac Dheddig | Noun Feminine)

1. Wax aan fudayd ku jebin oo aad u adag. 2. Gaajo kulul oo aan bi'in oo xanuun-ka-warqab ah. ld mamac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miibac

mamac [m.dh]
1. ld miibac. Dhagax adag. 2. Gaajo badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version