miidee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)Malab, subag iwm miirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miidee ↴
miidayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miidee.
miid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. ld miir 2. Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg