miiqid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg miiq². ld miiq¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miiqid ↴
miiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Liilan dun ah. 2. ld miiqid.
sooh [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday)
1. Wax miiqid. 2. Wax isku tidcid.
miiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Liilan dun ah. 2. ld miiqid.
miiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. (c.nafl.) Dhisme kala jaadjaad ah oo duno oo kale ah oo laga helo jidhka xayawaanka, sida miiqyada muruqyada, miiqyada dareenwadka, ama miiqyo kollayiin. 2. (baay.) Unug dhireed dheeraaday oo gidaaradiisa ay adkaysay xabag ku dahaadhani.
miiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Suuf dun ka samayn. 2. Dun iwm caarad dhuuban u yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg