miiri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)ld miyiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miiri ↴
uusmiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef geel ah oo la qalay calooshiisa biyo ka miirid.
uusmiirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiir². ld uusmiir¹.
baqbeeno [m.dh]
Subag iyo caano isku jira oo aan weli la kala miirin.
dhoobammiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhoobo ka miirid (biyo).
dhoobammiirid [m.f.dh]
eeg dhoobammiir².
dhurruur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Biyo calawsan kala miirid.
khamiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Khamiir ka dhigid.
khamiirid [m.f.dh]
eeg khamiir².
khamiirid [m.dh]
(baay.) Isbeddel kiimikaad oo ay walxaha orgaanikada ku dhaliyaan waxyaabo nool (sida: yiist, baktiiriya, iwm). Falkaasna waxa keena insaymo. Waa dariiqada lagu diyaariyo alkoollada (sida: itanool). Marka insaymka loo yaqaan siyaameys uu la falgalo sonkoraha (sakaraydhada) ku jira istaarijka.
khamiirin [m.f.dh]
eeg khamiiri.