Site icon Qaamuus

jawaabta

miirran
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)

1. Qof deggan oo dabeecad fiican leh ahaansho. 2. Qof xanuun ka soo roonaaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miirran

miirranaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miirran. ld miirranaansho.

miirranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg miirranow. ld miirranaan.

miirranow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof miiyirkiisu dhanyahay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version