Site icon Qaamuus

jawaabta

miisaamid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg miisaan². ld miisaanid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miisaamid

cabbir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax dhererkiisa xisaabid; culayskiisa miisaamid; muggiisa beegid. 2. Fikrad iwm sheegid.

kiilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
1. Wax cabbirasho; miisaamid. 2. Ciyaar turub bilaabasho.

miisaanid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miisaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version