miishaar
(Magac Lab | Noun Masculine)ld miinshaar¹.
miishaar
(Magac Dheddig | Noun Feminine)ld miinshaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miishaar ↴
afmiishaar [m.l]
ld afmiinshaar.
afmiishaarayn [m.dh]
ld afmiinshaarayn.
afmiishaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
ld afmiinshaaree.
afmiishaarnimo [m.dh]
ld afmiinshaarnimo.
miinshaar [Magac Lab | Noun Masculine]
Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar¹.
miinshaar [m.dh] (-rro, m.dh)
Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar².
miinshaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree.
miinshaareyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miinshaaree. ld miishaareyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg