Site icon Qaamuus

jawaabta

miiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Cunto beegasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miiso

foon [m.l]
Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah.

miisasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miiso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version