mijaxaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld manjaxaabi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mijaxaabi ↴
manjaxaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof taagan ama socda lugihiisa dhulka ka qaadid si uu u dhaco. 2. Xukun afgembin. ld majaxaabi, mijaxaabi, minjaxaabi.
mijaxaabis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjaxaabin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg