Site icon Qaamuus

jawaabta

milan-joogtayn
(Magac Lab | Noun Masculine)

(kiim.) Milanka ku nagaada qiime pH oo madoorsoome ah marka lagu daro asiidho ama alkaliyo. Milannada joogtaynta waxa badanaaba ku jira asiidh daciif ah iyo hal nooc oo cusbooyinkeeda ah taas oo ka dhalatay beys xooggan sida milan ah asitig asiidh iyo naatriyam asiteyt.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milan-joogtayn

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version