milay
(m.l) (-yo, m.dh)1. Xilli roob da'o. 2. Goor, ammin. ld melay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milay ↴
dux [m.l] (-yo, m.dh)
(baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.
himilayn [m.f.dh]
eeg himilee.
melay [m.l]
ld milay.
xug [m.dh]
X. ah: xaskul qori lagu xaquuqay oo buruqdii laga milay oo liilankii caddaa isu haray. 2. ld xuf.
mil [Magac Lab | Noun Masculine]
Milme hoore lagu qasay natiijada ka soo baxda.
mil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Adke milme ah, sida sonkor, cusbo iwm hoore ka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg