milicso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Wax laabtu u bogtay eegistooda isha la raacid. 2. Wax deg-deg u eegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milicso ↴
balacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -salay)
Daymoo; dhugo; milicso; ilkuxad.
milicsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milicso. ld milicsad, milicsi.
milic [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Qorrax. 2. Kulka fallaaraha qorraxda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg