militeri
(Magac Lab | Noun Masculine)Ciidan ku hubaysan qalab dagaal oo dal u qaabilsan daafaca.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh militeri ↴
xukun militeri [m.l]
1. (siyaa.) Dawlad militri oo ku qabsatay awoodda xukunka xoog militeri, doorasho la'aan. 2. (siyaa.) Sharciyo gaar ahaan lagu soo rogo dal, awood dhe-raadna siiya taliyaasha xoogga dalka, markuu dalkas gudihiisa ama dibaddiisa dagaal halis ah ka jiro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg