milmid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg milan³. ld milan¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milmid ↴
kaamilmid [m.f.dh]
eeg kaamilan¹. ld kam-milmid.
kammilmid [m.dh]
ld kaamilmid.
ma-milme [m.l] (-mayaal, m.l/dh)
(kiim.) Iskudhis milmiddiisu aad u hooseeyso (marka lagu daro mile gaar ah).
milan [Magac Lab | Noun Masculine]
ld milmid.
sayax [m.l] (-xyo, m.dh)
(juqr.) Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco barta biyuhu ku fadhiistaan, barafkuna uu biyoobo. Loolalka sare sayaxu waa dhacdo sanadeed muhimad weyn leh, oo dhaca gu'walba, waxana ku xiga milmidda barafka iyo ado-barafeedka iyo wabiyada.
soosaarid [m.dh]
1. (kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda. 2. (kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg