Site icon Qaamuus

jawaabta

milxaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax milix lagu daray ahaansho. ld milixaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milxaysan

milixaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld milxaysan.

milxaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milxaysan. ld milixaysnaan, milixaysnaansho, milxaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version