Site icon Qaamuus

jawaabta

minaawar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Markab weyn oo dagaal. 2. ld mimbar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh minaawar

mimbar [m.l] (-rro, m.dh)
(dii.) Meel masaajidka gudihiisa ku taal, kor u qaadan, oo qofka khudbadda wacdiga akhriyayaa fuulo, si uu u muuqdo, codkiisana loo maqlo. ld mambar, minaawar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version