Site icon Qaamuus

jawaabta

minguuri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ka m.: wax meel ku qoran, meel kale ku qorid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh minguuri

gableyshimbir [m.dh]
Ciyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda laga soo minguuriyay shimbirka la yiraahdo gabley.

minguurin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg minguuri. ld minguuris.

minguuris [Magac Lab | Noun Masculine]
ld minguurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version