Site icon Qaamuus

jawaabta

minjarroor
(Magac Lab | Noun Masculine)

ld manjarroorid.

minjarroor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld manjarroor².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh minjarroor

manjarroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Muddo dheer cid meel istaajin. ld majarroori, mijarroori, minjarroori.

manjarroorin [m.f.dh]
eeg manjarroori. ld majarrorin, mijarroorin, minjarroorin.

manjarroorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof, wax manjarrooray ahaansho. ld majarroorsan, mijarrorsan, minjarroorsan.

minjarroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjarroori.

minjarroorid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarroorid.

minjarroorin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarroorin.

minjarroorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld manjarroorsan.

minjarroorsanaan [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarroosanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version