Site icon Qaamuus

jawaabta

minqaad
(m.dh) (-dyo, m.dh)

Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.

minqaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Fogaan minqaad ah guurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh minqaad

minqaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Fogaan minqaad ah reer rarid.

minqaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg minqaad².

minqaadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg minqaadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version