Site icon Qaamuus

jawaabta

mirdhi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ilmo dhicin (ri'irmaan). ld mirdhee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mirdhi

mirdhid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miririd.

mirdhin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mirdhi. ld mirdheyn.

mirdhis [Magac Lab | Noun Masculine]
(mirdhis, m.dh) Geedgaab leh ubax cas oo dhaadheer, iyo sarab wanaagsan oo guryaha lagu dhisto.

mirdhis [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Carjaw xalleefsan oo sanka labadeeda dul kala qoqobta.

miridheyn [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mirdhin.

miririd [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mirir². ld mirdhid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version