Site icon Qaamuus

jawaabta

misaal
(m.l) (-llo, m.dh)

Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh misaal

bilmasal [Falkaab | Adverb]
Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld bilmasil, bilmatal, bilmatil, bilmesel, bilmetel.

masaal [m.l]
ld misaal.

masalan [Falkaab | Adverb]
Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld matalan.

mataal [m.l]
ld misaal.

mitaal [Magac Lab | Noun Masculine]
ld misaal.

tusaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Matal; masal; misaal. ld tusaalo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version